DHAGEYSO:Raila Odinga oo ka hadlay dhibaatada macalimiin la’aanta ee Gobolka Waqooyi Bari

Madaxa xisbiga ODM , Raila Odinga ayaa sheegay inuu madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta kala hadlay dhibaatada macallimiin la’aanta ee ka jirta ismaamullada gobolka waqooyi bari sidaas awgeedna dhawaan xal la heli doono
Arrinta ayuu ka hadlay xili maanta uu kusugna isku soo baxa BBI ee Garissa

Sido kale waxaa uu Raila sheegay in waddooyinka gobolka oo dib u dhis lagu sameeyo ay kaalin weyn ka qaadanayso la tacaalidda falalka argagixiso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here