DHAGEYSO:Raila Odinga oo maanta safarkiisa BBI-da geeyay Mombasa

Hoggaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga oo ismaamulada dalka ku maraya socdaal si taagero loogu mujiyo BBI-da oo la doonayo in Kenyaanka lagu mideeyo.
Mr Odinga ayaa maanta ku sugan Magaalada Mombasa isagoona halkaas khudbad uga jeediyay shacabka waxaa uuna ka hadlay arrimaha BBI-da.
Waxaa uuna sheegay in BBI-da ay xal u keen doonto kenyaanka gaar ahaana haweenka.
Haatana aan yar dhagaysano khudbada ku aadan BBI-da oo jeediyay Raila Odinga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here