DHAGEYSO:Ra’isulwasaaraha Soomaaliya oo gudiga dib u heshiisiinta galmudug ku booriyay inay shaqooyinkooda Dardar Galiyaan.

Ra’isulwasaaraha Xukuumada fedraalka Soomaaliy Xassan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay gudigii ay dhawaan magacowday wasaarada arimaha gudaha Soomaaliya ee loo xilsaaray howlaha dib u heshiisiinta ee dadka daga deegaanada maamulka Galmudug.
Ra’isulwasaaraha ayaa sheegay in siday u shaqeeyaan gudigaas ayna uga mira dhaliyaan howlaha loo idmaday ay ku xiran tahay ka dhabaynta nabadaynta laga wado deegaanada maamulka Galmudug.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here