Dhageyso:Ra’isulwasaaraha Soomaaliya oo Kormeeray goobaha Biyo Fariisiga ee Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray howlaha biyaha looga qaadayo jidadka Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliy.
Maamulka Gobolka banaadir ayaa kadib Kormeerka Ra’isulwasaarah Warbahainta la hadlay wuxuuna sharaxaad ka bixiyay ilaa hada meelaha ay ku guulaysteen iyo meelaha u dhiman ee ay ku wajahan yihiin si biyaha wadooyinka yaala looga qaado.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here