Dhageyso:Ra’isulwasaaraha Soomaaliya oo shacabka ka codsaday inay Xukuumada kala shaqeeyaan doorashooyinka

Ra’iisul Wassaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xalay Xildhibaanada Golaha shacbiga u Sameeyay Casho Sharaf Mahadcelin ah ayaa shacabka ka codsaday inay Xukuumadiisa kala shaqeeyaan doorashooyinka Qaran ee hada dalka Soomaaliya Galayo.
Sidoo kale Wuxuu Bogaadiyay Baarlamaanka Fedraalka oo Xukuumadiisa ku Ansixiyay cod aan kala harka lahayn siiyayna kalsoonidii uu ay uga baahnaayeen si ay u guda Galaan Shaqooyinka adage e Hor-yaala.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here