DHAGEYSO:Ra’isul wasaaraha Soomaaliya oo shacabka u diray Hanbalyada Ramadaanka

Ra’isulwasaarha Xukuumada Fedraalka Soomaaliya Mudane Xassan Cali Khayr ayaa shacabka Soomaaliyeed u rajayay inay nabad ku soomaan ilaahayna uu ka dulqaado xanuunka safmarka ah ee Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka uu saameeyay.
Xassan Cali Khayre Ra’isulwasaaraha Soomaaliya wuxuu bulshada ugu baaqay inay xiligaan dalku marayo xaalada adag sidoo kalena la guda galay Bisha Fadliga badan ay is garab istaagaan dowlada kala shaqeeyaan la dagaalanka cudurk.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here