DHAGEYSO:Ra’isulwasaaraha Soomaaliya oo sheegay inay waajib tahay wax ka qabashada dhibaatooyinka Biyaha.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xassan Cali Khayr ayaa sheegay in golaha wasiirada Soomaaliya ay ku heshiiyeen waxka qabashada abaaraha iyo Fatahaada.
Ra’isulwasaare Khayre wuxuu sheegay Dowladnimo inaysan noqoneyn hadii aanan waxba laga qaban dhibaatada biyo la’aanta iyo daadadku ku hayaan bulshada Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here