DHAGEYSO:Ra’isulwasaaraha Soomaaliya oo Todobaad ku qaadanaya deegaanada Koonfur Galbeed.

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xassan Cali khayre ayaa shantii Cishe ee ugu Danbaysay wuxuu ku sugan yaha deegaanada maamulka Koonfur Galbeed isagoo halkaas kulamo kala duwan kula qaadanaya qaybaha bulshada deegaanadaasi.
Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xassan Cali khayre ayaa xalay wuxuu Magaalada Baydhabo kula kulmay haweenka deegaanka iyo kuwa maamulka Qaybta ka ah wuxuuna kula dardaarmay inay ka shaqeeyaan hormarka degaanadaasi maada haweenku bulshada lafdhabar u yihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here