Dhageyso:Ra’isulwasaare Ku xigeenka Soomaaliya oo bogaadiyay wasiirka Cusub ee Wasaarada Difaaca

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Qadar ayaa sheegay inay wasaarada gaashaandhiga Dalka Muhiim u tahay sidoo kalena laga sugayo shaqooyin badan maadaama dib u habayn balaadhan ay ku socdaan dhamaan hay’adaha amanaka ee dalka Soomaaliya.
Ra’isulwasaare ku xigeenka ayaa sheegay in kadib markii madaxweynuhu dhex degay Wasaarada Difaaca uu ogaaday dhamaan baahiyaha jira taasoo keentay diiwaan galintii lagu Sameeyay dhamaan qaybaha kala duwan ee Ciidamada Qalabka sida.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here