DHAGEYSO:Roobab saameyn ku yeeshay xerada qaxootiga ee IFO

Waxaa xerada qaxootiga ee IFO ee ismaamulka Garissa laga dareemaya saameynta ka dhalatay roobab culus oo ku dhawaad labo toddobaad halkaas ka da’ayay.
Cabdullahi Cismaan oo ka mid ah mas’uuliyiinta IFO ayaa nooga warramay xaaladda dhabta ah ee halkaas ka jirta

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here