DHAGEYSO:Roobab xoogan oo ka da’ay xeryaha qaxootiga ee Dadaab ismaamulka Garissa

Roobab xoogan ayaa maalmahan ka da’yay xeryaha qaxootiga ee Dadaab kuwaas oo saameyn ku yeeshay isku socodka bulshada iyo gaadiidka dadwaynaha.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta inoo haya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here