DHAGEYSO:Saamayn ka dhalatay Roobab ka da’ay Jabuuti.

Waxaa Saamayn weyn o dhalatay dada Xoogan oo ay Sababeen roobab Mahiigaan ah oo afartii Maalmood ee la soo dhaafay ka da’aya Caasimada Jamhuuriyada Jabuuti ee Djabuuti.
Qaar ka mid ah shacabka ay daadadkaasi saameeyeen ee Magaalada Djabuuti ayaa dowlada ka codsaday in loo gurmado.
Cod

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here