DHAGEYSO:Saamayn ka dhalatay roobab Xalay ka da’ay Muqdisho

Xalay waxaa Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ka da’ay roob xooggan waxaana ka dhashay Saamayn Bulsho ayadoo dhanka kale uu burbur xooggan gaarsiiyay wadooyinka Caasimada.
Dadka ku nool deegaanada barakacayaasha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo gaaray Saamaynta ugu badan waxayna dalbadeen in cawimaad lala soo gaaro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here