DHAGEYSO:Saameeynta coronavirus ee uu ku yeeshay xajka sannadkan

Samaynta ka dhalatay cudurka CORONA VIRUS ama COVID 19 e sameyay caalmaka guud ahaan ayaa waxa kamid ah in sanadkan Xajka ay aadaayaan o kaliya dadka ku nool wadanka Sucuudiga si looga hortaga faa fitaanka cudurka CORONA VIRUS.
Shekh Yacquub Yunis waa madaxa shirka Zamsam o kamid ah shirkada dadka Xujeyda ah qaada waxa uuna idaacada STAR FM usheegay in muda boqol sana ah ama hal qarni aysan dhicin arintan o kala.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here