DHAGEYSO:Saameyn ballaaran oo ka dhalatay cudurka covid-19

Iyadoo lagu guda jiro bisha Ramadaan ayaa waxaa dhanka kale la dareemaya saameynta dhinacyada badan ah ee ka dhalatay cudurka covid-19 waxaana isa soo taraya baaqyada ku aaddan in bulshada ay isku gargaarto.
Wakiil wareedka idaacadda ee Nairobi ,Farxaan Cali Mukhtaar ayaa warbixintan ku eegaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here