DHAGEYSO:Saameynta roobabka oo weli laga dareemaya Dadaab

Xeryaha qaxootiga ee Dadaab waxaa weli ka jirta saameyn ballaaran oo ay ku yeesheen robab culus oo maalmahan halkaas ka da’ay.
Guriyo badan ayaa dumay waxaana jira barakac iyo dhibaatooyin dhanka isku socodka gaadiidka gudaha xeryaha iyo qeybo ka mid ah deegaanka Dadaab .
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan noo haya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here