DHAGEYSO:Safiirka Soomaaliya ee Itoobiya oo ka tacsiyadeeyay geerida Cali Khaliif Galaydh

Danjiraha Dawladda Soomaaliya u fadhiya dalka Itoobiya Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa tacsi u diray eheladii iyo umadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya marxuum Cali Khaliif Galaydh

Siihayaha wasiir ku xigeenka Maaliyadda Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here