DHAGEYSO:Saldhigga Ciidanka Booliska Dhuusamareeb oo Maanta dib u dhis lagu bilaabay

Taliyaha Ciidanka Booliska Galmudug ayaa Maanta wuxuu booqday Saldhigga Booliska Magaalada Dhuusamareeb oo lagu dhisayo Isxilqaan iyadoo lacagtii ugu horeysay uu ku yaboohay taliyaha qeybta Booliiska Galmudug.
Ciidanka Booliska Galmudud Bashiir Abshir Geedi ayaa shacabka ugu baaqay inay ka qayb qaataan madaama saldhigaan qaab is xilqaanka ah lagu dhisayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here