DHAGEYSO:Samatabixin ka socoto Mombasa kaddib baabuur shalay badda ku dhacay

Ismaamulka Mombasa ayaa lagu soo warramayaa inay ka socdaan howlgalo samata bixin ah kaddib markii baabuur uu shalay ku dhacay badda.
Baabuurkaasi ayaa xilligaasi ka gudbayay marinka deegaanka Likoni oo ah meel aad u mashquul badan.
Waxay wararku intaasi ku darayaan in gaarigaasi ay saarnayeen haweeney iyo canugeeda.
Taliyaha booliska deegaanka Likoni ,Benjamin Rotich ayaa sheegay in la rumeysanyahay in afar qof ay gaariga la socdeen.
Mid ka mid ah dadka deegaanka oo warbaahinta la hadashay ayaa dareenkeeda ku aaddan dadaalada socdo sidatan u muujisay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here