DHAGEYSO:Saraakiisha wasaaradda diinta ee Jubbaland oo kormeeray dhismaha xabsiga dhexe

Mas’uuliyiinta wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha diinta ee maamul goboleedka Jubbaland ayaa kormeer ku tagay goob xabsi dhexe oo Kismaayo laga dhisayo sida uu faahfaahinayo Maxamed ibraahim Washington.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here