DHAGEYSO:Sarafricom oo imtixaan ka qaaday qaar ka mid ah skuulada ku yaala dalka

Imtaxaan hor dhac ah Oo ay ka qaaday shirkada isgaarsiinta safaricom qaar kamid ah dugsiyada dalka ayaa shanta arday ee ugu horeysay oo kaalmaha hore ka galay gobalka waqooyi bari kenya afar kamid ah waxa ay ka midyihiin ardayda wax ka barato dugsiga hoose dhexe ee ELIMU BORRA ee magaalada mandera
warkan oo faah faahsan waxaa Mandera nooga soo diray wariyaheen Maxamuud Maxamed Sheikh Lafagari

Dhanka kale mid ka mid ah dadkii xubin ka ahaa kansalayaashi Elders ayaa sheegay sababihii uu isaga casilay xil uu hayay isagoona sido kale warbixiyay kulan maanta Nairobi ay ku yeesheen odayaal ka soo jeeda Mandera.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here