DHAGEYSO:Barasaabka ismaamulka Mandera oo ka codsaday shacabka rer mandera in ay ku dadalan ka hortaga cudurka

Gudoomiyaha ismaamulka Mandera Cali Ibrahim roba oo shalay shirjaraaid qabta ayaa kahadlay Cudurka Dilaaga ah ee Coronavirus iyo saamaynta uu kuyeeshay Mandera asagoon wali soogaarin
Waxaana Magaalada Mandera laga bilaabay ka hortaga caabuqa CoronaVirus
Warkan oo dhamaystran waxaa inoo haya wariyaheen Mohamed Ak Brem

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here