DHAGEYSO:Senatarka Kakamega oo cafis codsaday

Senatarka ismaamulka Kakamega ee galbeedka dalka Mr. Cleophas Malala ayaa madaxa xisbiga ANC , Musalia Mudavadi cafis weydiistay.
Laba maalmood ka hor ayay ahayd markii golaha sare ee maamulo xisbigan uu eryay Malala.
Mr. Malala ayaa sheegaya in tallaabada laga qaaday ay ahayd mid aad u adag.

Go’aankii xisbiga ANC looga saaray senatarka Kakamega ayaa yimid kaddib markii lagu eedeyay inuunan ka soo jawaabin eedeymo kaga yimid guddiga habdhaqanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here