DHAGEYSO:Senatoro ka tirsan aqalka sare ee Soomaaliya oo ka hadaly shirka Jabuuti

Senator Iftiin Baasto iyo San. Axmed Xaashi Maxamuud oo ka tirsan aqalka sare ee Soomaaliya ayaa sheegay inay bogaadinayaan shirka Soomaaliya iyo Soomaaliland uga furmay Jamhuuriyada Jabuuti kaasoo ay ku tilmaameen inuu ku soo aaday xili si aad ah loogu baahnaa sidoo kalena ay jireen dhaliilo dowlada dhexe ee Soomaaliya loo jeedinayay oo ku aadanaa inaysan ka go’aan raadinta xalka dadka Soomaaliyeed balse ay hada is badal arkayaan.
Senetaradaan ayaa sidoo kale bogaadiyay tilaabada uu madaxweynaha Soomaaliya hogaamiyeyaasha Maamulada ugu yeeray shirka amniga qaranka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here