DHAGEYSO:Senetarada Ukambani oo ka soo horjeestay nidaamka dakhli qaybsiga

Senetarada laga soo doortay ismaamullada Makueni, Kitui iyo Machakos ayaa si adag uga soo horjeestay nidaamka la doonayo in dowlad deegaanada ay ku qaybsadaan dhaqaalaha.
Waxay sheegeen inaynan caddaalad ahayn in la adeegsado hannaan ku saleysan tirada dadweynaha ee ismaamul kasta ku nool.
Senatarka Makueni Mutula Kilonzo Junior ayaa xusay inay horay u jirtay gacan bidixeyn ballaaran oo dhanka horumarka ah sidaas awgeedna aan la taageerin Karin sida uu hadalka u dhigay caqabad hor leh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here