DHAGEYSO:Senetarka Mandera Mohamed Maalim Mohamud’ ooka hadlay nidaam la doonayo in lagu qeybsado dakhliga wadanka

Senetarka ismaamul goboleedka Mandera Mohamed Maalim Mohamud’ ayaa ka hadlay nidaam la doonayo in lagu qeybsado dakhliga wadanka.
Waxaa uuna ka soo horjeestay in qaar ka mid ah dowlad deegaanada dalka laga jaro lacag halka kuwa qarna ay lacago ugu darsamaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here