DHAGEYSO:Sh Shariif oo dowlada dhexe ku eedeeyay inay Doorashada Kaligeed Maamulayso.

Madaxweynihii hore ee dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed oo warbaahinta kula hadlayay Magaalada Muqdisho ayaa dowlada Fedraalka wuxuu ku eedeeyay inay isku koobtay hanaanka maamulka doorasha ayadoo taa badalkeeda loo baahnaa inay ka qaybgaliso maamulada iyo siyaasiinta ka aragtida duwana sida uu hadalkiisa u dhigay.
Wuxuu intaasi Raaciyay in ammaanka Magaalada Muqdisho uu sii Xumaada ayadoo uu xusay inay hada soo korortay cabsi dhanka ammaanka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here