DHAGEYSO:Sh Shariif oo Ka hadlay Xayiraad shalay lagu Sameeyay.

Madaxweynihii hore ee dowladii KMG Soomaaliya Sh Shariif Ayaa xili uu Maanta Fardidiyeenka kula hadlayay hoygiisa Muqdisho wuxuu ka hadlay arimo kala duwan oo ay ka mid ahaayeen eedaymo uu dowlada u jeediyay,waxyaabo uu dalka u soo qabtay iyo inuu sharci daro u arkayo talaabadii shalay looga joojiyay inuu u anba baxo Magaalada Kismaanyo.
Wuxuu sheegay in marar badan isaga lagu xantay inuu dowlada sxb dhow la yahay balse uu u turayay dowladnimada Soomaaliyeed sda uu sheegay.

 

Sh shariif ayaa qaybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay shir uu sheegay in lagu badbaadinayo dowladnimada Soomaaliya maadaama uu Xusay in dowladu wado Khaldan ku Socoto sida uu hadalkiisa u dhigay.
Waxa uu Tilmaamay in dhismaha dowlada Wax badan uga Baxeen halka uu Madaxweynaha hada iyo Ra’isulwasaarahaba sheegay inay dalkoo dhis yimaadeen sida uu sheegay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here