DHAGEYSO:Shacabka Dadaab oo ka hadlay saameeynta dhaqaale ee uu sababay bandowga dalka ka jiro

Waxaa soo badanaya saameeynta dhaqaale iyo nolaleed ee ka dhalatay bandowga dowlada ay soo rogtay dhamaadkii bishii hore iyo xayiraadda dhanka safarrada ee la saaray qeybo ka mid ah wadanka ee lagu yareeynayo faafitaanka cudurka Covid-19.
Qaar ka mid ah bulshada xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa dareenkooda ku aaddan saameynta la xiriirta xaladaha adag ee ay wajahayaan uga warramay warbaahinta star

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here