DHAGEYSO:Shacabka deggan hareeraha Tana River oo digniin loo diray

Iskuduwaha ammaanka ee gobolka waqooyi bari Nicodemus Musyoki Ndalana ayaa bulshada deggan agagaarka webiga Tana River ugu baaqay in ay isaga guraan gobahaasi maadaama webiga uu biyo badan keenay oo laga cabsi qabo in ay daadad ka dhashaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here