DHAGEYSO:Shacabka Dhuusamareeb oo ka hadlay ra’iisul wasaaraha cusub

Qaar ka mid ah shacabka Kuu nool Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay sida ay u arkaan Ra’iisul wasaaraha Cusub ee Soomaaliya.
Shacabka ayaa qaarkood waxay sheegeen inay soo dhawaynayaan ayna rajaynayaan inuu ku guulaysto howlaha adage e horyaala halka kuwo kale ay sheegeen inaysan wax faa’iido ah u arkin Magacaabista ra’isulwasaraha Cusub.

Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul wasaraha Cusub ee Soomaaliya ayaa wuxuu hada haystaa 123 Maalmood oo la doonayo inuu qabto shaqooyin adag,

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here