DHAGEYSO:Shacabka Garissa oo ka hadlay faaiidada barnaamijka waanada waxgaradka

Qaar ka mid ah shacabka ku nool ismaamulka Garissa ayaa markii ugu hooreysay idaacadda star FM la wadaagay waxyaabaha ay ka faaiideen barnaamijka waanada waxgaradka oo ay dhageysanayeen tan iyo bishii koow iyo tobnaad ee sannadkii hore.
Cabdisamad Muxumad Cabdi ayaa warbixintan ku eegaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here