DHAGEYSO:Shacabka Garissa oo loo mahadceliyay

Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee ismaamulka Garissa Axmad Nadiir Cumar

Wasiirka wasaaradda caafimaadka ismaamulka Garissa Axmad Nadiir ayaa dadweynaha Garissa uga mahadceliyay sida ay ugu soo wargalinayaan dadka looga shakiyo astaamaha caabuqa CoronaVirus.
Waxaa uuna ka hadlay waxa uu yahay karantiil iyo qofka halka lagaynayo
Hadalkan ayuu jeediyay xili uu waraysi siinayay Telefishanka aan bahwadaagta nahay Stn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here