DHAGEYSO:Shacabka Garissa oo loogu baaqay inaysan fududeysan cudurka Covid-19

Gudoomiyaha dallada ururada dadka naafada ah e ismaamulka Garissa Adan Bile ayaa dadweynaha ugu baaqay inaysan fududaysanin khatarta uu leeyahay cudurka Corona virus ama Covid 19 madama Garissa ay ka mid tahay melaha uu cudurka ku faafaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here