DHAGEYSO:Shacabka Garissa oo soo dhaweeyay talaabadii shalay ee madaxweynaha dalka

Qaar ka mid ah dadka ku nool magaalada Garisa ayaa soo dhaweeyay go’aankii uu madaxwaynaha dalka Uhuru Kenyatata xayiraadi isku socodka uga qaaday ismaamulada Nairobi , Mombasa iyo Mandera kuwaas oo aan horay loo ogoleen dadka inay soo galan kana baxaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here