DHAGEYSO:Shacabka Gobolka waqooyi bari oo looga digay inay fududeystaan COVID19

xildhibaanka deegaanka Fafi ee ismaamulka Garissa Cabdikariim Cismaan ayaa sheegay in halista coronavirus ay dhab tahay sidaas awgeedna la doonayo in iyadoo Alle la talasaaranaya haddana la is ilaaliyo.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in loo baahan yahay in Garissa laga sameeyo wacyigelin ballaaran oo cudurka ku saabsan.
Xildhibaanka ayaa dhanka kale soo hadal qaaday nidaamka muranka dhaliyay ee la doonaya in ismaamullada ay ku qaybsadaan dakhliga

Barasaabka ismaamulka Garissa Cali Bunow Qorane ayaa dhankiisa soomaalida ugu baaqay inay fududeysiga daayaan oo ay ku baraarugaan halista Covid19

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here