DHAGEYSO:Shacabka islii oo ka hadlay haasaawaha iyo guurka ajaaniibta

Shacabka ku nool xaafadda islii ee deegaanka Kamukunji ayaa siyaabo kala duwan u cabiray dareenkooda ku aaddan wada shekeysiga u dhaxeeya wiilasha iyo gabdhaha aan isku qowmiyad ahayn ee mararka qaar guur isku beddelo.
Farxaan Cali Mukhtaar ayaa warbixin nooga diyaariyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here