DHAGEYSO:Shacabka Islii oo ka hadlay waxa loo yaqaano ‘Prank’

Prank red stamp text on white

Waxaa waayadii dambe isa soo tarayay muuqaallo la soo dhigaya baraha bulshada oo la xiriira waxa loo yaqaano Prank.
Tani ayaa ka dhigan in la sameeyo wax qofku uunan filanayn ama looga yaabsanaya .
Haddaba shacabka ku nool xaafadda islii ee deegaanka Kamukunji, magaalada Nairobi sideey arrintan u arkaan.
Wakiil wareedka idaacadda ee Nairobi Farxaan Cali Mukhtaar ayaa warbixintan ku eegaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here