DHAGEYSO:Shacabka Islii oo soo dhaweeyay inaan loo soo safrin ama laga bixin Nairobi

Dadweynaha ku nool xaafadda islii ee deegaanka Kamukunji ee magaalada Nairobi ayaa soo dhaweeyay amarkii shalay ka soo baxay madaxweynaha dalka kaasoo lagu mamnuucay in gudaha loo galo ama qaab ay ahaataba looga baxo afar ismaamul oo ay Nairobi ka mid tahay.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee caasimadda dalka, Farxaan Cali Mukhtaar oo shacabka wareystay ayaa warbixintan noo diyaariyay

Qaar ka mid ah dadka ku nool ismaamulka Kajiado oo daris la ah Nairobi ayaa sidatan u muujiyay dareenkooda ku aaddan amarka dowladda.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here