DHAGEYSO:Shacabka Ismamaulada Garissa iyo Isiolo oo loogu yeeray nabadda

Sheikh Hassan Abdullahi Camay oo kamid ah culimada magalada Garissa iyo Dubad Cali Camey gudomiyaha xolo dhaqatada dalka kana mid ah wax garadka magalada Garissa ayaa ka tacsiyay nabadoon dhawaan lagu dilay isku dhacdaya dhuleed ee ka dhaxeya shacabka ismaamulada Garissa iyo Isiolo.

Sidoo kale waxay kubaqeen nabad galiyada oo lagu dadaalo waxaana hadalka ku hormaray sheikh Xassan Cabdullahi Camey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here