DHAGEYSO:Shacabka ismamaulka Kiambu ayaa dhigay dibadbax ay ku taageerayaan madaxweyne Uhuru Kenyaatta

Shacabka ku nool ismamaulka Kiambu ayaa taagero u muujiyay madaxweynaha dalka Uhuru Kenyaatta iyo hooyadiis ka dib markii ay aflagaado u gaysteen qaar ka mid ah xildhibaanada dalka.
Shacabkan ka caraysan hadalka uu jeediyay xildhibana Sudi waxaa si weyn u taageereen hooyada Uhuru Mama Ngina Kenyatta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here