DHAGEYSO:Shacabka Jowhar oo Cabasho muujiyay.

Kaddib fatahaadihii Saameeyay deegaanada ay wabiyadu maraan ee dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka dhalatay saamayn bulsho waxaana jira qoysas ku dhibaataysan deegaano ka mid ah gobolka shabeelada dhexe.
Qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee Saamayntu ay ka soo gaartay fatahaada wabiga shabeelle ayaa warbahainta la hadlay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here