DHAGEYSO:Shacabka ku barakacay Afgooye oo cabasho Muujiyay

Kaddib markii dhawaan wabiga shabeelle uu ku fatahay xaafadaha degmada Afgooye ee Gobolka shabeelada dhexe ayaa waxaa Cabasho muujinaya qaar ka mid dadkii biyaha dartood uga barakacay Xaafadahoodii degmada Afgooye.
Dadkaan shacabka ah ayaa sheegay in la musuqmaasuqay gurmadkii loogu tala galay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here