DHAGEYSO:Shacabka ku nool Afgooye oo lagu baaqay in loo gurmado.

Masuuliyiinta gobolka shabeelada dhexe kan degmada Afgooye hay’ado iyo xubno ka tirsan maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa dhamaantooda sheegay inay ku howlan yihiin sidii loogu gurman lahaa dadka ku nool degmada Afgooye ee gobolka shabeelada Hoose halkaasoo Wabiga shabeelle oo mara uu fatahaado ka sameeyay.
Maamulka gobolka shabeellada Hoose ayaa sheegay inay gurmada huru dhac ah Afgooye Gaarsiiyeen wallow baahida halkaas ka jirtaa ay aad u baahsan tahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here