DHAGEYSO:Shacabka ku nool xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho oo ka cabanaya biyo fariisimaha

Qaar ka mid ah shacabka ku nool agagaarka isgoyska fagax ee degmada Yaaqshid gobolka Banaadir ayaa waxay cabasho ka Muujinayaan Biyo fara badan oo fariistay isgoyskaasi fagax.
Dadka Ganacsiyada ku leh isgoyska fagax ayaa sheegay inay biyaha isgoyska fariistay caqabado badan ku qabaan sida ganacsiga iyo gaadiidka.
Maamulka gobolka Banaadir iyo kan degmada Yaaqshid ayay ugu baaqeen inay wax ka qabteen dhibaatada ay ku qabaan isgoyska fagax.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here