DHAGEYSO:Shacabka ku nool Xaafad Muqdisho ka mid ah oo soo dhaweeyay wado ay dhib badan ku qabeen oo la dhisayo

Kaddib markii dowladda Fedraalka Soomaaliya ay bilowday dib u dayactirka qaar ka mid ah wadooyinkii ku burburay Dagaaladii Soomaaliya iyo dowlad la’aantii ayaa waxaa soo dhaweeyay qaar ka mid ah shacabka ku nool wadada isku xirta isgoyska Black see iyo bakaaraha oo mudo burbursanayd balse hada dib loo dhisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here