DHAGEYSO:Shacabka Liboi oo ka cabanaya saameynta abaarta

Iyadoo dhawaan dowladda ay sheegtay in qiyaastii 2.6 milyan oo qof oo ku nool gudaha wadanka ay saameyn ku yeelatay abaarta ayaa dadka ay sida gaarka ah u taabatay oo ay cabasho ka soo yeereyso waxaa ka mid ah dadweynaha magaalada Liboi ee deegaanka Dadaab.
Wakiil wareeedka warbaahinta Star ee deegaanka Dadaab Maxamad Baaruud Xuseen oo dhawaan socdaal shaqo halkaas ku tagay ayaa warbixintan noo soo diray.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here