DHAGEYSO:Shacabka magaalada Haameey oo codsaday adeeg isgaarsiineed

Dadweynaha ku nool magaalada Haameey ee deegaanka Dadaab ,ismaamulka Garissa ayaa codsaday in loo soo celiyo adeegga qadka isgaarsiinta oo in muddo ah halkaasi ka maqan.
Maxamad Baaruud Xuseen oo socdaal shaqo dhawaan halkaasi ku tagay ayaa warkan noo soo diray

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here