DHAGEYSO:Shacabka Mandera oo baaq u diray dawladda

Dadka kunool waqooyiga xaafada bula jamhuriya ee magalada Mandera ayaa kacabanaaya dhulkii hore ee kawaanka magaalada ay dowlada siisay si ay Masaajid uga dhistaan taasi oo ay hadda sheegeen in lagu heysto iyagoona dowladda ismaamulka Mandera baaq u diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here