DHAGEYSO:Shacabka Mombasa oo ka hadlay xilka qaadistii Ducaale

Qaar ka mid ah dadweynaha ismaamulka Mombasa gaar ahaan ganacsatada suuqa markiiti ayaa idaacadda star FM uga warramay dareenkooda ku aaddan tallaabadii dhawaan xilka hoggaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka dalka looga qaaday xildhibaanka deegaanka Garissa Township Aaden Barre Ducaale .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here